Waxay bahda Naasiriya.com u tacsiyadaynaysaa Dhammaan ehelada iyo qaraabada ay ka geeriyootay Marwo Ifraax sheekh yuusuf oo isniintii lagu aasay magaalada Gaarisa, kaddib markay ku xanuusatay umushii. xanuunkeeduna ahaa mid kula soo boodda ah.
waxaan ilaahay uga baryaynaa marxuumada inuu jannadiisa ka waraabiyo, sidoo kale waxaan ilaahay ka baryaynaa in uu ugu deeqo ehelada marxuumadda samir iyo iimaan. allow aamiin.
Qofkii doonaya inuu u tacsiyeeyo si toos ah, ha kala xidhiidho ehelada telefoonadan:
DR.cabdimaalik macallin axmad. Tel:966 500 2828 77
SHEEKH YUUSUf :254 720 095 205
By/ Bahda Naasiriya.com