Kusoo dhawaada Rugta naasiriya, oo ah rug loogu talagalay inay ka shaqayso iskaashiga , iskawarhaynta iyo dhiirigalinta waxbarashada iyo hormarka.
Ujeedooyinka Bahda Naasiriya:
1- Dhiirigalinta iskaashiga iyo waxqabadka.
2- Dhiirigalinta waxbarashada iyo waxsoosaarka.
3- Kor u qaadidda wacyiga dhalinyarada.
4-Hormarinta deegaanka iyo dadka ku nool.