karamardhatribune.com

learn arabic

islamweb

aljazeera news

hiiraan.online

 

 

 

سورة تبارك
سورة الفاتحة
:القرآن الكريم
متفائل
حي الشباب العاملين الأناشيد الإسلامية

sss ssss

Xasuuq ka dhacay Deegaanka Mula 13/05/08

Ciidmadda Gumaysiga Itoobiya ee dhulka Soomaaligalbeed xooga ku jooga ayaa 11/Bishan 2008   waxay dad shacab ah ku xasuuqeen Dhul beereedka Kuyaala Deegaanka Mulla ee Togga Faafaneed oo ka tirsan gobalka Jigjiga sii akhri

30/05/08

Soomaalidu ma Qaranbaa mise waa ummad? . sii Akhri

20/03/08

waxaa walaalaha ah, ehelka,cashiiradda , qaarabadda iyo dhamaanba , walaalaha muslimiinta ah, ee fariintan kheyrka xambaarsan ku socoto , lagu war- galini in tuuladda Naasiriya ee u dhaxeesa afmadow iyo bu'aale , laga bilaabi doono inshaa'allahu tacaala , dhismo masjid oo dhagax ah oo . sii Akhri

Shirkii Beesha Jidwaaq ee Naasiriya

shir dhaqameed ee beesha Jidwaaq ku yeelatay tuulada Naasiriya 15kii - 18kii Janaayo 2008. sii Akhri

11 /12/07 Jamacada Jijiga University oo Kobcinays tayada shaqaalaha Gobolka Somaalida

sii akhri

10 /12/07 Goobihii Itoobiyaanku baneeyeen oo markii lagu soo laabtay lagu arkay wax lala yaabayMaanta ayey aheyd markii ay ciidamada Itoobiyaanka oo muddo hal bil ah fadhiyey qeybo ka tirsan waddada 30-ka oo ka mid ah waddooyinka

sii akhri

09/12/07 Buaale waa nabad, isbaarana ma taalo, kumaa mahaddaas leh ilaahay kasokow, Maamulka mise jid xiranka?

sii akhri

DHALINYARDA IYO DOWRKOODA DALKA

08/12/07 wadan waliba waxaa dhiso dadkiisa gaar ahaan dhalinyarada ayaa dawr weyn ka ciyaarto muujinta bilicda dalkooda hadey ahaan laheed dhinaca waxbarasha ama dhinac kasta ee hormarineed

sii akhri

KOLONZO "ODAM-K WAQOOYI BARI KENYA WAXAY KA DHIGI DOONTAA MEEL LEH GANACSI 24 SAAC AH"

05/12/07 arbaco.WAA BALAN QAADKA NUS QARNI JIRSADAY OO SHAN SANNO OO KASTA LOO SAMEEYO SHUCUUBTA WAQOOYI BARI EE AAN MAENABA MIRA DHALIN, MAAMLINTII UGU DAMBEYSAY EE OLOLE DOORASHO EE UU KOLONZO KU MARAYO WAQOOYI BARI KENYA AYUU SHEEGEY IN UU GOBOLKA U YEELI DOONO WADOOYIN LAAMI AH___ISKA EEGA MUCJISOOYINKA KALONZO IYO MAXAMED CABDI AFEEY.

Shirkii ka dhacay magaalada Bosaaso ee beesha Jidwaaq

. Dhawaan ayay  shir ku yeesheen magaalada Bosaaso qaybaha kala duwan ee ayay ka koobantahay beelwaynta Jidwaaq,shirka oo ay ka soo qayb galeen  , sii akhri

Shirkii Jaaliyada Beesha Jidwaaq 26/10/07:

Jaaliyadda Beesha Jidwaaq ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan Magaaladda Nayrobi ayaa maalintii shalay 26/10/07 shirwayn isagu yimid shirkaas oo ahaa shir aad loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay tiro badan oo ka mid ah Jaaliyadda beesha ee ku nool magaaladda Nayrobi . , sii akhri

Taariikhda Naasiriya oo kooban:

Naasiriya waa magaalada tolku ku leeyahay gayiga waamo, waxaa la aasaasay taariikhdu markay ahayd 2003dii, waxay kutaalaa juquraafia ahaan, meel u dhaxaysa bu'aale iyo afmadow, waxay u jirtaa afmaw 48 km, bu'aalana lixdameeye km, xagarna waxay u jirtaa 51 km, waxay u jirtaa jiilaalow 30km , sii akhri

كل عام وأنتم بخير

Ciid wanaagsan!

Waxay shaaca ka qaadeen dawladaha sucuudiga , qadar, imaaraatka, Kuwait , urdun , baxrayn tuunis liibiya, soomaaliya falasdiin iyo waliba ciraaq, in ay barri oo jimca ah aytahay ciid, sii akhri

Wararka Maanta - Arbaco , Oct 10, 2007

Qaadku waa daroogo, mana aha quud awliyaad!

Ka warran haddii la arko dad “muslim” ah oo daroogo u doodaya welibana danaynaya iyo “gaalo” qaadka diiddan oo ka . sii akhri

Sigaarka iyo dhibaatooyinkiisa!

Sigaarku wuxuu ka mid yahay waxyaalaha lagu tiriyo in uu keeno cudurada khatarta ah kuwaasoo waxyeelo u keena qofka naftiisa, haddaba inta aanan u fiirin maxay diintu ka qabtaa aan ku hor marno sii akhri

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Term Papers and term paper topics
Tirada booqdayaalka
 

 manaasir@hotmail.com Daawo sawirada Naasiriya